Dhamaan Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha Xamarpost.com Meel kasta ay Dunidda ka joogaan Waxaan leenahay inagoo ah Hoolwadeenadda Xamarpost Ciid Wanaagsan.
.تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال. Umadda Soomaaliyeed & Muslimiinta Waxaan Leenahay Rabi ha inaga Aqbalo RAMADAANKII aan soo soonay KAN-kiisa xigana Bash-bash & Badhaadhe ha’inagu gaadhsiiyo Rabi.
Waxaana Markale Farxadda la wadaageenaa Muslimiinta Dunidda Meel walabaa oo ay ka joogaan Ciidd Wanaagsan Hambaliyada iyo Farxdda Ku Ciidda Meelkastaa oo aad ku nooshihiin.