DHAGEYSO: Amiir Al shabaab ahaa oo si Foolxun loo Gowracay (Dhaqan ku cusub Ciidamada DF)

0
Qaliin 620x330
Qaliin 620x330

Degmada Qoryooleey ee Gobalka Shabeelaha Hoose waxaa ka dhacay dagaal Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab kaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Xoghayaha degmada Qoryooleey ee Maamulka Koofur Galbeed Ibraahim Malable Ibraahim waxa uu ku sheegay iney dileen afar ka mid ah kooxdii weerarka soo qaaday ee ka tirsaneed Al-Shabaab waxaana ku jira Amiir ka tirsan Al-Shabaab oo ay Gowraceen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA Ibraahim Malable.