DHAGEYSO: Indha-shareerka oo laga mamnuucay degmada Baraawe ee G/ Shabeelaha Hoose

0
Indha Shareerka 620x330
Indha Shareerka 620x330

Guddoomiyaha degmada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose Aadan Cumar Madoobe iyo masuuliyiinta amniga ee degmadaasi ayaa amarro dul-dhigay dadka ku nool degmadaasi gaar ahaan dumarka.

Guddoomiyaha degmada ayaa sheegay in degmada ay ka Mamnuuceyn Xerashada Indha-shareerka ama niqaabka, sidoo kale dumarka ayaa laga joojiyay xerashada dharka qaar, Guddoomiyaha ayaa sheegay in dumarka looga baahan yahay iney xertaan Jalbaab iyo dharka kale ee adag, sidoo kale Baraawe waxaa laga mamnuucay Ciyaarta Aroosyada oo ay dheelaan Gabdhaha iyo Wiilasha.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Aadan Cumar Madoobe Guddoomiyaha Baraawe