DAAWO SAWIRRO: Sidda Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Brussels

0
37202748 1790346954383108 8962468325699354624 N
37202748 1790346954383108 8962468325699354624 N

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay gaaray magaalada magaalda Brussles ee dalka Belgium.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ahaa Madaxweynayaasha maamul goboleedyadda qaarkooda , Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Brussels waxaa ka fumri doona shir ku saabsan Arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb gali doonaan AU, IGAD, EU, UN iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya.

Qodobadda Shirkaan diiradda lagu saari doona waxaa ka mid ah ammaanka, dhaqaalaha iyo dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab.