Xoggo lagu Kalsoonyahay oo laga helay Laamaha socdaalka Kenya iyo Somalia ayaa sheegaysa in wiilka Curadka ah ee uu dhakay Fahad Yaasiin ee lagu magcaabo Camaar Fahad Oo 22 sano jir ah ardayna ka ah Dalka Cumaan ayaa bishii August lasoo dhaafay waxaa dowladda kenya dib uga ceshatay Passport kenya ka ahaa Waxaana dib loogu soo tarxiilay Magaalda Muqdisho oo uu yimid 4 bishan Septmber waxaana si degdeg ah loogu sameeyay Somali Passport wuxuuna u safray dalka cumaan.
Camaar Wuxuu Bartaa kuliyadda Injineernimada isagoo jamaamacadda Gutech ee Masqat ku biiray bilowgii 2017,sanadkiina ku dhigta lacag aad u fara badan!
Arintaas ayaa muujinaysa in Fahad Yasin uu ku fashilmay Passports kii uu sida been abuur ka ah uga samaystay kenya taasoo saamayn ku yeelatay Xataa xubnaha Qoyskiisa.
Waxaa dhawaan naga sugtaan cadaymo dhanka Socdaalka labada dal ee somalia iyo kenya oo arintaan la xariira.