Xildhibaanada Beesha Madaxweyne Farmaajo oo noqoday kuwa al shabaab hubka iyo lacagta loogu dhiibo.

0

Xildhibaanada Beesha Madaxweyne Farmaajo oo noqoday kuwa al shabaab hubka iyo lacagta loogu dhiibo. 

Xildhibaanada ku qabiilka Madaxweyne Farmaajo oo markii labad gaarsiiyay dhaqaale iyo hub waxaa markii ugu horeysay la arkay hogaamiyayaal al Shabaab ka tirsan oo ku labisan dharkii ciidanka 14 October Ilo ku dhaw dhaw saraakiisha hogaamiso ciidanka 14 October Ayaa Somalisahan u xaqiijiyay in amar  uu ku siiyay Madaxweyne Farmaajo in  dharka Ciidanka  iyo hub Ay ku wareejiyan Xildhibaano uu ka mid yahay Xildhibaan Cabdi Cali oo Ay Madaxweynaha qaraabo dhaw yihin Xildhibaanka Ayaa hubkas iyo dharka ciidanka u qaaday Gobalka Gedo dharkii iyo hubkiiba Waxaa gacanta loo galiyay Al Shabaab Si Ay ugu weeraran Magaalada Kismaayo Ayadoo beryahan Ay jirtay abaabul aad u xoogan uu Madaxweyne Farmaajo ku doonayo in lala dagaalo Maamulka jubaland asagoo abaabulay ciidamo ku heyba ah Si uu ugu qabsado Maamulka Jubbaland Dhanka kale Waxaa shalay Gaaray Magaaldda garbahaarey Xildhibaan Sagal Isaaq biixi warar aan helanay Ayaa xaqiijinayo in sagal Ay  Muqdisho ka qaaday lacag gaarayso 3 milyan oo dollar lacagtan Ayaa la sheegay in 1 milyan ka mid ah loo wado Uruurka Al shabaab halka 2 milyan oo kale loo waday ciidanka lagu abaabulayo Magaalada garbahaarey Ee ku qabiilka ah Madaxweyne Farmaajo waa markii ugu horeysay Ee madaxweyne Soomaaliyeed uu ciidan u abaabulo qaab qabiil taasi oo keeni karto isku dhaca qabiil Si kastab ah ahaate arimahan Ayaa ah kuwa nidamka iyo Dowladnimada bananka ka ah mid kale Ay ah in soo xoogeysiga kooxaha Argaggixisada Ay qeyb tahay in dhaqaale iyo hub Ay dowlada soomaaliya ka taakuleyneyso kooxaha Al shabaab.