Xildhibaan jeesoow oo arin ay ka naxaan villa somalia ka dhawaajiyay

0

Xilbaan daahir amiin jeesow oo barlamaanka maanta ka hor hadlayay ayaa ku dhaliilay dowladda amni xumadda baahsan ee ka jirta caasimadda iyadoo maalin cad ay muqdisho ka dhacaan dil ,waxa soo hadal qaaday ciidanka wadooyin hadda la soo istaajiyay ee horey u ahaa nabad sugid, iyagoo oo uu ku tilmaamay kuwa ka liita ciidanka kale qaraxyadda iyo dillaka dhaca ayuu sheegay in ay dad danta ugu jirto oo doonaya in dalka uu san noqon mid nabad ah waxa uu dowladda ugu baaqay in ay wax ka badasho hananka hadda amniga ay ku sugto si wax badan oo isbadal ah loo dareemo ayu hadalkiisa raaciyay xilibaan daahir amaain jeeso