Beryahan danbe waxaa bilaabtay in siyaasigii ka afkaar duwan Dowladda Loo qorsheeyo dil kaas oo la Sheegay in Ay ka danbeyan kooxa Xaruun u noqotay He’ayadda Nisa kooxdan Ayaa Si toos ah uga amar qaadato Ku xigeenka Nisa Fahad Yasin war aan helanay Ayaa sheegaya in qorshaha uu yahay in la dilo Siyaasiyin badan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Iyo Aqoon yahano aan ku qanacsaneyn Sida Ay Wax u socodan kuwas oo soo bandhiiga afkartooda ku aadan meesha Ay Wax marayan
Qaraxii galabta dhacay Ee la doonayay in lagu dilo Prof Yaxye Caamir Ayaa ka mid ahaa qorshah kooxda Fahad ka amar qaadato Ay ku qaarajinayan dalka Wax galka u ah bulshada arkin karo Wax weliba oo qaldan kan hadalo qaladaadka jiro horay Waxaa loo qaraxiyay Xildhibaan baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah kaasi oo dhaawac culusi ka soo gaaray Qaraxii gaarigiisa loogu xiray Qorshaha Fahad Yasin Ayaa ah hadii dadkan Ay arkan qofkii hadalba in la dilayo ay Sidas ku aamusan ujeedkiisa Ayaa sidas ah la soco Qeybta kale Ee xigto iyo magacyada kooxda Cusub Ee qaraxyada NISA.
Somalisahan.com
Email: Somalisahan@gmail.com