Laba Qarax oo Muqdisho ka dhacay iyo qof lagu toogtay Isgoyska Bakaaraha

0
3D illustration of a breaking news TV screen

Wararka naga soogaaraya Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay qof ku dishay Boosteejada laga raaco Gaadiid ee ku dhow Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Qofka dhintay ayaa magaciisa lagu sheegay
Dhocey,waxaana la sheegay in uu ahaa qof Gawaarida rari jiray. Ciidamada dowladda oo goobta gaaray dilka kaddib ayaa la kulmay labo qarax oo lagu sheegay Bambo
gacmeed,mana jirin wax khasaare ah oo ka hasha Falalka liddiga ku ah amaanka Muqdisho ayaa aad u soo badanayay todobaadyadii la soo dhaafay,waxaana lagu dilay dhowr wof oo kala duwan. Isha ku haay Guuxa Online wixii warar ah ee Dilkaan iyo Qaraxyada kusoo kordha.