Shir beryahanba uga socoday odayaal iyo waxgaradka reer xaaji saleeban ayaa wax lagu go,aansaday in magaaladda cadaado laga saaro maxamed xaashi carabeey iyo cali gacak casir oo baarlamaanka galmudug ay xilka ka qaaden arinkan ayaa wax uu ku soo aadayaa kadib colaada ay deeganadas ka huriyeen labada shaqsi kaas oo keeni karo colaad sokeeye waa markii sadaxad ay magaaladda cadaado ka abuuran qalqal amni odayaasha iyo wax garadka ka soo jeeda deeganadas ayaa u arkay in ay yihin niman fidno wadayaal ah hadii cadaado laga masaafuriyo intee cag dhiigi doonan carabeey iyo casir.
WARKA UGU AKHRISKA BADAN
Sirta Qarsoon Ee Qatar Ka Leedahay Dalka Soomaaliya
Aqoonyahan Yaxye Caamir ayaa ka hadlay arimaha Qatar Ee Soomaaliya iyo siyaasadeed xilligaan taagan.
Runta Xaraar.
Maxaa keenay in Qadar ey Ergay soo dirto.
Aniga oo la...