Qormadan waxaa igu qasbay inaa iraahdo free farmaajo markaan dareemay in muwaadin soomaaliyeed nolosha lagu gubay sidaana uu ku dhintay dhibaatada intaa ah Madaxweynihii ka aamusay ee muwaadinkaa Madaxweynaha u ahaa. Waa madaxweyne lahayso .
hadii dameerkiisa iyo darajadiisa dastuuriga ah aanuu garaneyn in uu umadaan wakiil ka yahay dhibkasta oo soo gaara. Isaga musuuliyad ka saarantay . Free Farmaajo.
Waa in laga xoreeyaa Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Kooxda Xooga ku haysata.Dalku wuxuu ku jiraa xil adag oo loo baahan yahay Go’aan sax ah oo Madaxweyne.
Waxaa dareen sanahay in madaxweyne farmaajo koox dhalin yaro ah oo aan aqoon lahay oo dhaqan dawladnimo hore u arag
inay La taliyaal looga dhigay.
arinkan wuxuu wax garadka soomaaliyeed ku beeray walaac iyo shaki in madaxweyne Farmaajo laga ilaalinayo xaqiiqda. Saxda ah ee wadanka waqtigan ku sugan yahay
Waxaa timid in su’aal la iska waydiiyo
awoodiisii Madaxweyne farmaajo ee dastuuriga ah. waa in Golayaasha sharcidajintu hubsadaan in Madaxweyne Farmaajo wadanka xukumo ama kooxkale xukunto
Waa in labilaabaa Mooshinka ah Free Farmaajo.
Dhaqanka Dawladnimo ee aduunka aan ku nool yahay Madaxweyne kasta inta uu xilka hayo wuxuu ka hadlaa xaaladaha siyaasadeed ee dalkiisa marka shacabku ubaahdaan inay ogaadaan Go’aanka ama Rayiga Madaweynaha
ee saxda ah
Free Farmaajo xaaladaha uu ka aamusay!
1Dhacdooyinka waa weyn ee uusan ka hadlin Madaxweynaha
2. Afduubkii Qalbi Dhagax.
3.Weearkii Maatada lagu laayay ee Bariire.iyo xasuuqa Gobalka Gedo ka wado dawlada kenya.
4.Weerarkii Siyaasiga cabdirahman Abdishakuur Warsame . dadkii lagu xasuuqay.
5.Maxaa keenay xilka qaadida Guddoomiye Jawaari.
6.Weerarkii Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibadda.
7.Dhacdooyinka xanuunka badan ee maalmahaan ka dhacaya Muqdisho.
8.Qalaasaha Siyaasadda arimaha dibadda iyo khilaafka Dowlad gobakeedyada.
9.Fashilka ku yimid dagaalka alshabaab lagu qaadi lahaa. Maxaa hortaagan. Bur burinta Hay’ada Nabadsugida Qaranka (NISA)
10. Xilka qaadida Gudoomiyaha maxkadasare iyo Qofka lagu badalay sida sharciga waafaq san ma loo maray.
11. Xaqiraada iyo joojinta wadahadalada somalia iyo somaliland.
12. Dilki wasiir cabaas oo ahaa dil siyaasdeed. in loo aqoonsado.
Shacabka soomaaliyeed waxaa shaki kaga jiraa Madaxweyne Farmaajo sow ma’ ahayn madaxweynihii shacabka Goormaa xoriyadiisii Madaxweyne laga qaatay.
aaway Balamadii uu shacabka laga lay yaa hortaagan su’aalahaa iyo kuwa badan waxay keenee in la is waydiiyo.
Madaxweyne Farmaajo wuxuu hore u sheegay intii uu taageerada shacabka uga adkaan doono Al-Shabaab.
arinkaa teegeerada shacabka xagee martay yaa Fashiliyey xiriirkii madaxweye farmaajo iyo shacabkiisa.?
Khaladaadka siyaasadeed ee Awoodiisa lagu sameenayo maxaa keenay?
Madaxweyne farmaajo wuxuu balanqaadey
In dadka ay dilaan Al-shabaab mag dhaw laga bixinayo mag dhaw la siiya iska daaye lagama Tacsiyeeyo xasuuqa shacabka ku dhacay
Khaladaadka siyaasadeed ee lagu sameynayo magac madaxweyne Farmaajo lama soo koobi karo muda 1sano iyo lixbilood waa in shacabku waxa iska waydiiyaan hogaanka Madaxweyne Farmaajo.
siyaasada dalka ayaa iminka ah mid cakiran, iyadoo aan la saadaalin karin, sida hadda waxa u socdaan, marka loo eego guuxa Baarlamaanka ka jira, maamul goboleedyada
oo haki galiyey wada shaqeynta Madaxweyne Farmaajo.
Waxaa Falanqeyntan kooban isku waydiiyay waxaa shaki shacabka kaga jirta xoriyada Madaxweynaha farmaajo Go’aanada siyaasiga ah.
Free Farmaajo
Qore Danjire Mahamed Caalim
caalim68@hotmail.com