Astaan Tv Oo Mashruuc Anshax Xumo Looga Duubayo Gabdho Yar Yar Ka Bilawday Muqdisho

0

Waxaa la  sheegay oo la soo bandhigay  Cadeyn in Astaan TV qolada la dhaho ay duubaan muuqaalo Anshax daro ah kuwaas oo ay ka sii iibiyaan shirkadaha caalamka ee ku shaqeysto Muuqalada Anshax daradda ah
Muuqalka lasoo bandhigay oo aan halkaan ku soo gudbin karin sababo la xariiro dhaqanka wanaagsan ee soomalida leedahay iyo Anshaxa suuban ee bulshadeena ku dhaqanto ayaa tilmaamaayo wiilal dhalinyaro ah oo muuqaalka ka duubaayo gabdho lagu qiyaasay ineey yihiin saqiiro aan faham saneen natiijada xun ee muuqalkaas ku reebi karo nolashooda. Kaamirooyinka wax looga duubaayo caruurtaas waxaa ku dhaganaay Astaanta Logo-da u ah Astaan TV.
lama qiyaasi karo beeca ay ku heli karaan qoladda Astaan TV gabdhahaas iyo wiilashaas ay mustaqbalkooda ku cayaarayaan. qof  iino sheegay in mashruucaas uu jiro markaan weydiinay sababta ay u soo gudbin la’yihiin muuqaladaan oo loo arki la’yahay waxuu noogu fasiray ineey ku jiraan aruuris ay muuqaladaan aruurinayaan ilaa 2 Sano gudahooda si ay halmar waxooda u jumleystaan. Suuqana uga baxaan.
Waxaad ceebta u taqaan qofbeey camalkiisa tahay!!!