Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ka Sagootiyay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeeno Tababar kusoo qaadanayo Dalka Dibadiisa. Saraakiishaan iyo Askartaan ayaa in Muddo ah tababaro kala duwan ku qaatay Gudaha Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo […]