Ajaanib Shabaab ah oo lagu dilay Sh.Hoose (Magacyadooda).

0

Alshabab Hamza13 1024x559Warbaahinta ku hadasha Afka ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa baahisay in howlgal ay ciidamada Militariga soomaaliya ka sameeyeen Gobalka Shabeelaha Hoose ay ku dileen Ajaanib ka ka bar-bar dagaalamaysa Al-Shabaab. Howlgalka ayaa waxaa ay saraakiisha ku sheegeen degaanada Baladul Amiin iyo Hanti wadaag oo ka wada tirsan G/Shabellada Hoose, iyagoona sheegay in ay […]