Baasaboorka Soomaaliya Oo Noqday Kan Ugu Fiican Caalamka Hadaba Maxay Tahay Sababta?

0

BasaborHay’adda The Henley Passport Index ee qiimeysa Muwaadinimadda  iyo Baasabooradda Caalamka ayaa soo bandhigtay Qiimayntooda sannadkan cusub ee 2019-ka. Hay’adda  waxay qiimeynteeda ku salaysay dal kasta Dukumentiyadiisa Safarka iyo Xogta Hay’adda Duullimaadyadda Caalamka ee IATA iyo xaqiiqda dhabta ee sannadkiiba. Qiimaynta waxaa lagu eegay 199 Baasabooradda dalalka Calaamka iyo 227  Deegaanadda ay Duullimaadyadda gaaraan. Qiimeynta Hay’adda The Henley Passport Index waxaa […]