Hool Galo Aan Caadi Aheyn Oo Ka Socda Dalka Tanzania Iyo Arimo Layaab Leh

0

Burundi Refugees TanzaniaWasiirka Arrimaha Gudaha ee Tanzania, Kangi Lugola waxa  uu amar ku bixiyey Hawlgal lagu soo qabanayo Muhaajiriinta shisheeyaha ee sida sharci-darrada ah ku soo gala dalkaasi. Wasiirku waxa uu ku amray Saraakiisha Waaxda Socdaalka inay guri-ka-guri uga baaraan Muhaajiriinta ku dhuumaalaysata Goballadda Kagera iyo Kigoma, ee xuduudka la leh dalalka Uganda, Ruwanda, Burundi iyo Kongadda […]