Shabaab oo bur buriyay Anteenooyin Isgaarsiin oo ku yaal Kenya

0

IsgarsiinUrurka Al Shabaab ayaa la sheegay inay bur buriyeen goobo anteenooyin ah oo ku yaallo Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, kadib weerar halkaasi ay ka fuliyeen. Warbaahinta dalka Kenya ayaa sheegtay weerarkaasi inay fuliyeen dagaalyahano hubaysan oo Shabaab ka tirsan, kadib markii si dhuumaaleysi ah xilli habeen weerarka ay gaysteen. Weerarka ayaa ka dhacay […]