Shaqaalaha Gobolka Banaadir oo tirakoob Lama Filaan ah lagu bilaabay

0

GobolkaMaamulka Gobolka Banaadir ayaa bilaabay tirakoobka Shaqaalaha Dowladda hoose ee Gobolka Banaadir oo aan la ogeyn tiro ahaan inta ay la eeg yihiin. Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ujeedka ugu muhiimsan ee tirakoobka shaqaalaha Dawladda Hoose ay tahay sidii la iskugu xiri lahaa nidaamka shaqaale […]