Xildhibaanada Hirshabelle oo diyaariyay Mooshin.

0

WaareWarar ay heshay xamar post ayaa sheegaya in  xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle ay Mooshin ka diyaariyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle Sheekh Cusmaan Barre Maxamed oo isaga haatan ku sugan Magaalada Muqdisho. Gudoomiyaha ayaa waxaa lagu eedeynayaa in masuul ka yahay xirnaasha Kulanka Baarlamaanka Hirshabelle, waxaana dib uu dhac dhowr jeer ku yimid kalfadhiga shanaad […]