Qarax gaari ahaa ayaa ka dhacay maqaayadda the village oo ku dhow pizza house sida dad goob joogayaal ah ay inoo xaqiijiyeen gaari ayaa la dhigay goobta iyadoo dhawac iyo dhimasho ay jiraan isla gaari kale oo laga shakiyay ayaa goobta ku qarxay oo noqday qaraxii labaad .
dadka kunool muqdisho ayaa aad u maqlay dhawaqa qaraxa oo aad u cuslaa iyadoo qasaare dhimasho iyo dhaawac ay jiraan ciidanka amniga ayaa goobta durba gaaray oo xiray halka uu qaraxu ka dhacay
the village waa maqaayad iyo hoteel intaba oo ay dad badi ku qax weyaan xilyadda ay nasanayaan
lasoco wixii ka soo kordha
Xamar Post