Axmed Madoowe Oo Mgacabay Gudoomiyaha Maxkamadda Afmadow

0

Axmed Madoowe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gudoomiyaha maxkamada degmada Afmadow u magacaabey Sheekh Cabdirashiid Aadan Ismaaciil.

iyadoo maal mahan uu ku sugan yahay madaxwenaha maamulka jublanad oo uu iclaaminayo dagaal ka dhan ah xarakadda alshabaab looga saarayo degaanadda ay kaga sugan yihiin jubba dhexe ayuu wada isbadalo xoogan

Horaantii isbuucan waxaa gudoomiye cusub loo magacaabay dagmadda famadow ee gobolka jubba dhexe iyadoo wali dadaaladda isbadallada isdaba jooga ah ay socdaan

Madaxweynaha maamlka jubaland ayaa wali kuu sgan magaaladda afmadow ee gobolka jubba dhexe isaga oo halkaasi klamo iyo wada tashi kuula qaatay odayaasha dhaqanka magaaladda iyo wax garadka inta

War
War