Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa maanta ku wajahan Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
Ammaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay, iyadoona Ciidamo dheeraad ah lagu arkayo xaafadaha kala duwan ee ay ka kooban tahay magaalada Baydhabo
mursal mauusan tagin magaaladda baydhabo tan iyo doorshadii ka dhacday oo uu ku guleystay madaxweynaha cusub laftagereen
kulamo dhowr ah ayuu la qaadan donaa odayaasha dhaqanka madaxda koon furgalbeed intaba isaga oo sidoo kale bulshadda qeybaheeda kala duwn kulan kale laqaadan doona .