War goordhaweyd kusoo dhacay warqabadkeena ayaa sheegay ain qarax xoogan uu ka dhacay Agagaarka Cusbitaalka Kalkaal Ee Muqdisho.
Goob joogayaasha ayaa sheegay inay maqlayeen Qarax Weyn jugtiisa,holac iyo uuro ayaana la arkayey.