DEG DEG: Dab Xoogan Oo iminka ka kacay Goob Ganacsi Magaaladda Muqdisho

0

50264355 1382469031917860 1145695222131326976 N

Dabkan ayaa ka ka kacay Goobo ganacsi Oo kaso Horjeeda Wasaaradda Arimaha dibaadda Soomaaliya ee Zoobe.

dabka oo aad uxoogan ayaa bur buriyay ganacsi badan oo meesha ku yeelay iyadoo durba ciidanka amniga ay meesha xireen si dadka looga ilaaliyo in ay boobaan hantida meesha ku gubanaysa

Dab damiska ayaa hadda goobta gaaray iayag oo wada sidii loodamin lahaa inta uusan qasaare baaxadleh geysan

Image may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: outdoor

lasoco wixii kasoo kordha