Sawirro:Jubbaland Oo Howl gallo Ku So Qabatay Walxaha Maanka Dooriya

0

50289649 1447046958762572 3247786533305974784 N

Ciidamada Booliska dowlad goobleedka Jubbaland ayaa inta badan waxey sameeyaan Howl-gallo ka dhan ah waxyaabaha maanka dooriya kuwaas oo la isku dayo in si dhuumaaleysi ah loo soo galiyo gudaha magaalada Kismaayo.

Howl-galkii ugu danbeeyay oo ay xaley sameeyeen waxaa ay Boolisku ku soo qabteen Nin sidey 28 KG oo ah waxyaabaha maanka dooriya ah,waxaana isla maanta lagu soo bandhigey xarunta Booliska Jubbaland

Image may contain: one or more people, people sitting, shoes and foodNo photo description available.Image may contain: plant, outdoor and natureImage may contain: plant, tree, outdoor and nature