Sawirro:Dab Xoogan Qasaarana Geystay Oo Ka Kacay Suuqa Naasiriyadda Ee Xerada Dhagaxley

0

6

Dab xooggan ayaa habeenimadii xalay ka Kacey Suuq Naasiriya ee ku yaalla Xerada dhagaxley,goobaha ganacsi ee gubtay ayaa is kugu jirey Bakhaarro Goobaha xawaaladaha iyo maqaayado laga cunteeyo.

Hantida ku burburtay ka sokow gaadiidka dab-damiska ee Hay’adda ee Kenya Res-Cross iyo dhalinyarada dhagaxley ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dabka oo laga cabsi qabey in uu ku faafo guud ahaan xerada,walina wax qiimeyn ah laguma samayn khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey dabkaas.

Image may contain: one or more people, night and outdoorImage may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people and nightImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: 1 person, outdoorImage may contain: one or more people