Muxuu Yahay Ujeedada Kulanka Lagu Wado Saacadaha So Socda In Uu Dhex Maro Qeyre Iyo Kenyata?

0

1

Barqanimadii maanta ayaa Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in booqashadaas ay salka ku heyso,kadib markii uu casuumaad ka helay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Ra’iisul wasaaraha dawladda federaalka Soomaaliya iyo madaxwaynaha Kenya ayaa yeelanaya kulan ay uga wada hadlayaan adkaynta xiriirka Labada Dowladood iyo ballaarinta iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo xariirka istaraatiijiyadeed ee labada dawladood.