jaaliyada soomaaliyeed ee South Sudan ayaa Soo dhaweyneyso Xildhibaan Cabdixakiin Si uu uga war bixiyo halka uu dalku maraayo Jaaliyada Ayaa Si weyn isku abaabushay Si Ay ula socodan halka uu dalku marayo Xildhibaanka Ayaa ah Xildhibaan Miisan Culus ku dhex leh baarlamaanka Soomaaliyeed kana tirsan Gudiga Maaliyada Ee golaha Shacabka
xilibaaan cabdulxakiin waxa uu dhowr jer safaro ku bixiyay dalal badan iyo gudaha dalka isaga oo bulshadda soomaaliyeed ee uu la kulmay ka siyay warbixino buuxda quseeyana xaalka dalka waa xilibaanka kaliya ee caawiya bulshadda soomaaliyeed ee dhiban waxa uu safaro ukuur galidda dadka tabaalaysan ku bixiyay goboladda dalka
xilibaanka ayaa soo dhaweyn tiisa waxa ay ka socotaa dalka south sudan iyadoo jaaliyadda soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool ay aad isu abaabuleen xilibaan cabdulxakiin waa xilibaanka kaliya ee ka shaqeeya horumarka bulshadda isaga oo waqti la qaata bulshadda qeybaheeda kala
xilibaanka waxa uu qeyb ka ahaa isbadala dalka ka dhacay isaga oo la soo shaqeyay badi dowladii dalka soomaray waxa uu dorrweyn ka qaaday sidii dhaqaalaha dalka kobac badan usameyn lahaa
isaga oo ka tirsan gudiga maaliyadda ee xilibaanadda golaha shacabka waxa uu dhor jeer sameyay kulamo looga hadlaayo kor uqaadidda maaliyadda iyo kobaca dhaqaalah dalka waxa uu sameyay isbadalo quseeya hanaan ka gudiga maaliayadda taasi oo wax weyn ka tatay
waxa uu dhor jeer ka qeyb qaatay isbadalla degaanadda uu ka soo jeedo oo ay ugu weyn tahay hanaanka taageeridda dadka uu matalo hadda waxa uu kulan kusaabsan xaaladda dalka uuga qeyb galayaa oo qudbad dheer u jeedin donaa jaaliyadda soomaaliyeed ee kunool dalka south sudan oo aad ugu baahan in ay la socdaan xaaladda dalka .
jaaliyadda soomaaliyeed ee south sudan wali ayaan arkin wax madax ka tirsan dowladda oo uuga warbixisa xaaladda dalka uu maryo waa xilibaanka kaliya ee isku howlay sidii uu jaaliyadda soomaaliyeed ee dalkaasi ku nool warbixin buuxda uuga siin lahaa xaalka dalka .