taliska boooliiska maamulka puntaland gaar ahaan mid ka boosaaso ayaa soo bandhigay ilaa iyo afar qof oo lagu eedaynayo in ay ka dambeyen dilka nin ganacsade ahaa oo lagu dilay magaaladda boosaaso ee xarunta ganasiga u ah maamulka puntland .
Ninkan ayaan lagu magacaba salaad cukash sidoo kale taliska waxa ay shegeen in ragan sharciga lasoo taagi doono maxkamadna ay ugud bin donaan si dax wadooda looqaado .