Wednesday, November 25, 2020
Home WARAR Golaha Wasiiradda cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La dhameystiray

Golaha Wasiiradda cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La dhameystiray

0

2

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Somaliya C/casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta soo dhameystiray Golihiisa Wasiirada.Wasiirada uu maanta magacaabay Madaxweyne Laftagareen ayaa u badan dhalinyaro, iyada oo liiska ay ka soo muuqdeen xubno horey uga mid ahaa Maamulkii Shariif Xasan.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa wasiiradan cusub kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waaiibaadka shaqo ee loo igmaday.

51943283 573904916414853 1830837123972857856 N
51943283 573904916414853 1830837123972857856 N