Barlamaanka Maamulka puntland oo maanta kulan yeelanaya

0

Ok 1 750x430

Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa manta kulan kul yeellanaya xaruntooda magaalada Garoowe waana kulankoodii caadiga ahaa oo ka mid ah Fadhigoodii 20-aad kalfadhigooda 43-aad waxa ayna warbixin ka dhageysan doonaan xafiiska difaca xuquuqda aadanaha ee maamulka Puntland.