Muwaadin soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka koonfur afrika

0

20190218 065148 750x430

Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa xalay
Magaalada Port Elizabethe ee wadanka Koonfur Afrika waxa ay ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa dadka ganacsiga ku leh dalkaasi.

Dilkan ayaa waxa uu ka dhacay Xaafadda lagu magacaabo New Brighton ee Magaalada Port Elizabeth ee Gobolka Eastern Cape,isla markaana rag burcad oo hubeysan ay toogteen Muwaadinka Soomaaliyeed,xili uu saarnaa gaari uu watay.