Madaxweynaha Somaliland oo maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay raiisulwasaaraha Itoobiya.
Muuse BIixi iyo Abiy Axmed ayaa ka Wada hadlay ammaanka iyo xiriirka ka dhexeeya Somaliland iyo dowladda Itoobiya.8
Wafdiga Madaxweynaha Somaliland waxaa kamid ah Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Somaliland.