Askari ka tirsan ciidan dowladda oo rasaas ku furay dad rugaynayay iyado wadoyinka muqdisho xiranyihiin

0

Breaking News

Askari katirsan Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Rasaas uu furay ku dhaawacay qof Dumar oo Shaah ku iibineysay Harerta Hore ee Isgoyska Taleex.

Askarin ayaa dhaawacay Haweyneydan ,kadib markii ay ku dhacday Rasaas uu ku riday Gaari wadada marayay ,waxana loo qaaday Dhawaaca Isbitaalka Daaru-Shifa oo aan Goobta kafogeyn, sida ay dad goobjoogayaal ah ay ii xaqiijiyeen.

Mohamed Ibrahim Bulbul