Qeyre oo xariga ka jaray xabsiga ugu casrisan qaaradda afrika

0

Fb Img 15509121213716871

Ra”iisul Wasaaraha XFS ayaa xarigga ka jaray Xabsiga guud ee Muqdisho oo loo dhisay si casri ah, isagoo hadda ka qeyb galaya xuska Aas aaska Ciidanka Asluubta.

Maxaabiista kujirta Xabsiga dhexe ee ku yaala Degmada Xamar Jajab ayaa la qorsheenayaa in loo wareejiyo Xabsigan Cusub oo ah Xabsiga Guud ee Muqdisho.