Xaaf oo gaalkacyo ka dagayn isaga oo dowladda farmaajo ku edeyay in ay wali ku dhagan tahay galmudug

0

Fb Img 15509182612358869

Madaxweynaha Maamulka Gal-mudug Axmed Ducaalle Geele Xaaf ayaa manta mar uu gaalkacyo ka hadlay waxaa uu sheegay in dowlada dhaxe wali ay ku dhagan tahay Gal-mudug.

Shacabka Degaanada Gal-mudug ayuu ka dalbaday in ay isku tashtaan siduu hadalka u dhigay.