Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo muqdisho lagu dilay

0

Biskoolad Baskoolad Dil

Askari watay Moota oo Ciidanka dowladda katirsan ayaa hadda lagu dilay inta u dhaxaysa Asluubta iyo Xero Maslax.

Kooxdii dilka geysatay ayaa baxsatay, sida ay soo wariyeen dadka deegaanka.

Ciidanka amniga ayaa goobta tagay ka dib baaritaano aanan waxne lagu so qaban ayay goobta ka sameyeen .

Muqdisho amnigeeda baryahan faraha ayuu kasii baxayaa iyadoo shalay ay ugu dambeysay ka dib markii xildhibaan ka tiirsan dowladda hoygiisa lagu dilay.

Lasoco wixi kaso kordha