Wednesday, November 29, 2023
Home WARAR Deni oo edeyn kulul kala dul dhacay dowladda farmaajo hadaba maxay tahay...

Deni oo edeyn kulul kala dul dhacay dowladda farmaajo hadaba maxay tahay ?

0

Deni 1 1 520x420

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa beesha Caalamka ku dhaliilay iney soo gaarin taageerada uu ku bixiyo magaca Soomaaliya.

Madaxweyne Deni “Waxaan ka xumahay in hub fara badan oo Soomaaliya loogu deeqo, uusan Puntland soo gaarin”