Asad Diano Musharaxii Madaxtinimada Puntland, oo la rabo in loo magacaabo Taliyaha NabadSugidda DFS ayaa Muqdisho soo gaaray.
Masuuliyiin Puntland kasoo jeeda ayaa dowladda ku cadaadinaya in Asad Diano loo magacaabo Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda, lama oga sida ay suuragal ku noqon doonto magacaabistaasi.
Musharaxii gabdhuhu ay jeclaayeen!