DEG DEG:-Dil Ka Dhacay Magaalada Baladweyne

0

Biskoolad Baskoolad Dil

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka dowlada iyo Qof shacab ahaa.

Dilkan ayaa ka dhacay Xaafadda Howlwadaag ee Baladweyne,waxaana rag hubeysan ay toogteen Askariga ka tirsanaa Ciidanka dowlada Soomaaliya ee ku sugan Magaaladaas iyo Ruux shacab ahaa