Faah faahin laga helayo qarax qasaare geystay oo ka dhacay muqdisho

0

Warar dheraad ayaa laga helaya qarax qasaare geystay oo caaawa lagu weraray hotel maka al mukarama ee magaalada muqdisho .

Qaraxa ayaa ka dhacay meel udhaxay hotel Wardhere iyo maka alamukarama aan sidaasi uga fogeyn saldhiga waabari qasaare Badan ayaa jira oo ay laamaha caafimadka xaqiijiyeen in ay meesha ka qadeen.

Ciidanka amniga ayaa goobta xiray iyadoo baaritaano goobta kasameyay .

Qaraxa labaad ayaa hadda dhacay

Lasoco wixi ka so kordha