Farmaajo Oo Qeyre u diray wiil uu adeer uyahay oo Al shabaab ahaa una Xeran NISA

0

Farmaajo 1 640x382

Wuxuu yahayba Siidaa?
Waa sheeko na dhexmartay aniga iyo Rw khayre waxayna ahayd galab ay tr tahay 30 July 2017, ayaa Rw khayre oo caraysan Wuxuu Soo galay xarunta Baarista NISA , Wuxuu yiri ha la iigu yeero Gen Abdalla ! Kadib ayaan ugu tagay asagoo fadhiya Xafiiska Baarista ! Salaan kadib Wuxuu yiri wiilka u xiran kiiska noocaas ah hala siidaayo Waa Amarka Madaxweynaha !!
Waxaan ku iri waa yahay Lkn waa Alshabab ka tirsan qaybta Sirdoonka Dibedda ee Alshabab,
Wuxuu yiri wuxuu yahaba siidaaya Waa amar madaxweynee!
Waxaan ku iri waayahaye wiilka Wuxuu la kiisyahay 2 qof oo kale oo somali ah Alshababna ay isla yihiin hal gal Ayayna wada leeyihiin,intaas waxaa dheer wiilka Wuxuu ku hayb yahay madaxweynaha! Intaas anoo xeerinaya ma siidayn karo kaligiis ee ama wada daa ama hala wada horgeeyo sharciga!!
Intuu Xanaaqay buuyiri aniga halkaas wiil ayaan kuugu imid ee ama sidii daa ama diid!
Waxaan ugu celiayay in aanan kaligiis siidayn karin oo ay tahay arin xaq darro ah ! Waxaana ku iri kulaabo madaxweynaha oo sadexdooda ha u fidiyo cafis ama adiguba amar in la Soo waad daayo!!!
Inuu tuu kacay uu yiri inaad aniga danbi igaliso ayaa rabtaa ee yuusan wiilkaas xabsiga ku baryin hadii kale Waxaan leeyahay waa la iga amar diiday!!!!’
Waxaan la yaabay sida uu ugu heelanaa In hal qof oo alshabab ah uu usiidaayo oo aysan wax murogo ah ku haynin aqoonta iyo naafada ciidanka iyo shacabka Somaliyed ee maalinwalba la qarxinayo, anoo taas layaaban ayaa waxaa daqiido kadib markii uu naga tagay RW Khayre Waxaan mediaha ka arkay dagaal iyo dacayaad xad dhaaf ah iyo Waa la xiray taliye Abdalla !!waxaana ogaaday inuu RW amray arintaas…!!!
Weli waxaan qaadan la’ahay sida masuuliyiintii qaran ka ugu sarraysay ay difaac iyo gabaad ugu yihiin Alshabab .
Waxaa intaas Dheer oo aan xog ku hayaa in wiilkaas uu hadda ka shaqeeyo xafiiska RW khayre ….
Dacaayadda iyo dagaal ka mediaha ee ay kunool yihiin Nabad Iyo Nolol Waxaa lagu hoos qarinayaa howlo badan!!!!

waxaa qoray Brig Gen Abdalla Abdalla oo horey uso noqaday taliye ku xigeenka NISA