DEG DEG Qarax ka dhacay muqdisho iyo rasaas socota

0

Qarax ayaa goordhow ka dhacay aga gaarka hotelka Xaawo Taako. Rasaas ayaa la maqlayaa.

qaraxa ayaa geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyadoo ay jiraan qasaaro dhimasho dhaawac

lasoco wixii kaso kordha