Maxaa ka jira in Kheyrre uu ku soo wajahanyahay Kismaayo?

0

54409219 1479978305469437 2318072984423628800 N

Deg Deg: Wafdi ka socda Xafiiska Ra`iisul Wasaaraha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa in ay goordhow ka soo dagaan garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.

Wafdigan ayaa hordhac u ah wafdiga Ra`iisul Wasaaraha dalka Mudane Xassan Cali Kheyrre uu horkacayo ee la filayo in ay soo gaaraan Magaalada Kismaayo.

Waxii ka soo kordha kala soco