Gudoomiyaha Maamulka Degmadda Hodan oo Maxkamad la horgaynayo Sabti.

0

Guddoomiyaha Degmada Hodan Oo looga yeeray Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir.

Warqada hada naga soo gaartay maxkamadda rafcaanka gobolka banaadir, ayaa waxaa loog yeeray Gudoomiyaha Degmada hodan kadib markii uu is horistaaga ku sameeyay howlaha maxkadda degmada hodan una soo dhex galay Dacwada ay gacanta ku heysay Maxkamada Degmada arinkan ayaa sababi karo in uu xilkiisa ku waayo guddoomiyaha degmada hodan oo mar dhaweeyto loo magacaabay degrades.