Ciidamada Dowladda oo weeraray Xarunta Universal TV iyo dagaal culus oo socdo

0

Muqdisho (Xamar Post) – Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa weerar kusoo qaaday Xarunta TV-ga Universal ee Magaalada Muqdisho.

Xarunta la weeraray ayaa ku taal meel u dhow Tiyaatarka Qaranka, waxaana weerarkaas xaqiijiyeyZakariye Mahamud Timacade oo ka tirsan Wariyaasha Tv-gaas.

Halkaan hoose ka akhriso qoraalka uu Timacadde soo dhigay Bartiisa Faceboo:

Ciidama katirsan Dowlda ayaa weerar nagusooqaaday Xarunteena Universal TV anaga oo barnaamiga bandhiga live ugu jiro

Waxaa nagusocdo Xabada aan Caadi eheen,

Ciidamada Xarunta ayaana iska difaacaya Ciidadma weerarka sooqaadaday,