Madaxweyne Farmaajo Oo Gaaray dalka Ereteraya

0

58613037 354280888549859 1478689031637172224 N

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee Caasimadda Dalka Eritrea.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka diyaaradaha ee Asmara ku qaabilay madaxweynaah Dalka
Eritrea Isaias Afawerki.

Madaxweyne Farmaajo safarkiisa Amara waxaa ku wehliya xubno uu ka mid yahay Wasiirka Waxbarashada
Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre iyo xubno kale oo ka mid ah dowladda Federaalka ah.

Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Magaalada Qaahira uga qeybgalay shir uu marti geliyay Madaxweynaha
Masar loogana hadlayay qalalaasaha Liibiya iyo Suudaan.

Image may contain: 2 people, people smiling, people sittingImage may contain: one or more people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people standing and outdoor