Sawirro: Shirka Wadatashiga dowladda dhexe iyo maamul Goboleedyada oo Garowe ka furmay

0

Shirka Garowe

Shirka Wada-tashiga Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah DFS ayaa ka Furmay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Puntland ee Garoowe.

Waxaa shir gudoominaya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed_Cabdullaahi_Farmaajo.

Waxaa ka qaybgalaya, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland #Siciid_Cabdullaahi_Deni, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland #Axmed_Maxamed_Islaan (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Koofur Galbeed #Cabdicasiis_Xasan_Maxamed_Laftagareen, Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug #Axmed_Ducaale_Geelle Xaaf iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle #Maxamed_Cabdi_Waare.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qayb galay furitaanka shirka wada tashiga Dowlada Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah JFS oo goordhow ka furmay Magaalada Garowe.

Shirkan oo ah kii ugu horeeyay oo lagaga hadlayo Xaalada Siyaasada dalka waxaa lagaga tashanayaa sidii looga wada hadli lahaa kala aragti duwanaanta ka jirta Siyaasada dalka.Image may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 2 people, suitImage may contain: 4 people, people sitting