Ciidanka xooga dalka oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose

0

Ciidanka 65

Ciidamada Xoogga Dalka ee Danab,ayaa saakay deegaano cusub kala Wareegay Alshabaab.
Deegaanao hoos yimaada Degmada Marka ayay ka wareegeen Ciidanka Dowladda Soomaaliya.

dagaal saacado qaatay ayay ciidanka dowladda kula waregeen daagaanadan hoos taga dagmadda marka ee gobolka shabellaha hoose maamulka dagmadda oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyayla wareegitaanka ciidanka dowladda degaanadan .

al shabaab ayaa dhinacooda wali ka hadlin iyadoo baraha alshabaab ee wararka ku faafiyaan aysan wax war ah ka qorin la wareegitaan ciidank xooga dalka degaanada .