Waa kuwee wasiirada iscasili doona ee xukumada Raisal Wasaare khayre!

0

War ay heshay warbaahinta Somali Sahan Media Ay sheegaya in ay xilka iska casili doonan wasiiro ka tirsan xukumada raisal waasare khayre kadib markii uu cirka isku shareeray qilaafka u dhaxeeyay madaxweynaha iyo raisal wasaaraha taasi oo taagan meeshii ugu xumeed hadaba wasiirada iscasili doona oo aan magacyadooda helnay aya kala ah.

1 Cabdullahi Bidhaan Warsame, Wasiirka kaluumeysiga.

2 Jamaal Maxamed Xasan,  Wasiirka Qorsheynta.

3 Sadiiq Warfaa,    Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha.

4 Maxamed Cabdullaahi  Oomar, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada.

5 Axmed Ciise Cawad,      Wasiirka Ariamaha Dibadda.

6 Cabdiraxmaan Beyle Ducaale. Wasiirka Maaliyadda.

7 Maxamed Cabdi Xayir maareeye, Wasiirka Warfaafinta.

8 Saalax  Axmed Jaamac,      Wasiirka Dastuurka.

9 Cabdullaahi Godaax Barre, Wasiirka Waxbarashada.

10 Dr Fowsiyo Abikar Nuur, Wasiirka Caafimadka.

11 Sheikh nuur Maxamed Xasan Wasiirka Diinta iyo Awqaafta.

Wasiiradan ayaa wax lagu qanciyay in ay iscasilan si uu meesha uga baxo Raisal Wasaare Khayre si loo helo xukumada dalka gaarsiiso doorasho qof iyo cod ah waqtina loogu daro dowladda hada jirto.